Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: magaalada Gaalkacyo oo laga xusay sanadguuradii 7aad ee maamulka Galmudug

Xaflad Midii ugu balaarnayd ee Lagu Maamuso Dhismihii maamul Goboleedka galmudug ayaa Maanta ka dhacday Magaalada Galkacyo waxaana Xafladaasi Ahayd Mid aan loo kala harin Sida Ciidamada Daraawishta,Buliiska Malatariga,Ardayda,Qaybaha bulshada Degmooyinka Galkacyo,Marti Sharaf,Masuuliyin,odayaal,Dhalinyaro,Madaxda dowlad Goboleedka Galmudug Iyo Bahda Isportiga Galmudug.
HADABA HALKAAN KA DAAWO.

You must be logged in to post a comment Login