Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: magaalada Muqdisho laga hirgaliyay shirkad lagu magacaabo Muqdisho Taxi

Iyadoo magaaladda muqdisho ay kusoo badanayeen shirkadaha iyo ganacsatada maal gashiga ku sameynaya dalkooda hooyo ayaa maanta shirkada tagaasida ee muqdisho taxi waxa ay magaalada muqdisho kaga dhawaaqday tagaasi aka shaqeneysa xaafadaha magaaladda muqdisho.

Gawaaridan yar ayr oo ay maanta soo bandhigtay shirkada tagaasida ee muqdisho taxi ayaa dhoola tus ku soo bandhigay wadooyinka magaaladda muqdisho si ay u muujiyaan waxqabadkooda iyo qaabka ay u dabooli karaan baahiyaha dhinaca tagaasida ah oo ay u hayaan shacabka soomaaliyeed.

Tagaasidan ay keentay shirkada muqdisho taxi company ayaa wax weyn ka tari karto baahida dhinaca tagaasida ee shacabka ku nool magaaladda muqdisho iyo guud ahaanba dalka.
Halkaan hoose ka daawo warbixintani oo qurux badan.

You must be logged in to post a comment Login