Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Munaasabado lagu kala Madaxweynaha Jubaland oo ka dhacay Ingiriiska

Saddex xaafadood oo ka tirsan magaalada Birmingham oo ah caasimadda labaad ee Britain ayaa xaflado lagu kala taageerayo saddex madaxweyne oo ka mid ah madaxweynayaasha kaga dhawaaqay Kismaayo inay hoggaan u yihiin maamulka cusub ee Jubaland.

Xafladda hore oo lagu taageerayay Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Sheekh Axmed Madoobe) ayaa ka dhacday Regent Park Banqueting Hall xafladdaas oo ahayd mid si wanaagsan loosoo abaabulay, waxaana goobta ka hadlay Maxamed Macallin iyo Ugaas Maxamed Cabdiqani, iyadoo sidoo kale uu kaga qaybgalay dhinaca taleefoonka madaxweyne ku-xigeenka Jubaland, C/llaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag).
Hadabo waxaan halaani idinku soo gudbineynaa hxafladii lagu taageeraayay hoogaamiyaha Raaskambooni Axmed Madoobe

You must be logged in to post a comment Login