Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO MUUQAALKA : Ruux kale oo Soomaali ah ayaa K/Afrika dhagax lagu dilay “Hadaawan hadii aadan awoodin”

Filim muuqaal ah oo laga duubay ninkan oo inta ay dad badan oo careeysan kuso yacaan dhaxda ay gashtaan kadibne ay la dhacayaan toreey,iyo dhagxaan ayaa police-ka ay daawanayaan ninkan sida arxan darada ah ee loo dilayay waxaana taasi ay muujineysa wax ka qabasha la,aanta police-ka dhacdooyinka foosha xun ee mar walba ka dhaca koofur afrika,haba ugu badnadaane beegsiga lagu haya soomaalida,

Dalka koofur afrika ayaa waxa uu caan ku yahay fal danbiyeedyada Ka Dhaca Mar Walba Waxana Dhacdooyinka Foosha Xun ee la calaamadeeyay kamid ah dhacdadii maalimo ka hor dhagax iyo baangadaha lagu dilay sadax qof oo mid kamid ah uu soomaali ahaa walow muqaaaka faafay ee caalamka sida weyn ay ugu murugodeen uusan aheyn wiilka soomaaliga ah balse soomaalida sidaas oo kale ayaa logu dila dalka koofur afrika oo xita qaarkod iyaga oo nool dab la qabadsiiyaa,
Halkaan hoose ka daawo muuqaalkaani

You must be logged in to post a comment Login