Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Safiirka South africa u fadhiya London oo cambaareeyay dilalka lagu haayo dadka Soomaalida ee ku nool dalkooda

Daawo muuqaalka: Safiirka Souh africa u fadhiya London oo cambaareeyay dilalka lagu haayo dadka Soomaalida ee ku nool dalkooda

Safiirka dowlada South africa u fadhiyo magaalada London oo shir jaraaid saxaafada Soomaalida ugu qabtay bartamaha magaaladan London oo ah halka ay ku taalo safaarada dalka South africa asiga oo sheegay iney aad iyo aad dowladooda ugu xuntahay dilalka loo geysto dadka Soomaalida ee ku nool dalkooda.

Danka kale waxaa uu sheegay iney cadaalada la horkeeni dooono dadka sida wuxuushnimada u dila dalka Souh africa dadka Soomaaliyeed ee halkaasi ku nool.
Halkaan hoose ka daawo warbixintaani oo dhan.
Ugu danbeyntiine safiirka ayaa waryiisha Somalida london su aalo weydiiyeen asiga oo ka gabaday qaar kamid ah suaalada ay weydiiyeen wariyaasha Soomaalida ee ku nool London.

You must be logged in to post a comment Login