Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: shir loogu gogolxaarayay is cafinta & dib u heshiisiinta umada Soomaaliyeed oo ka dhacay Bristol

Golaha guurtida Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Ingiriska ayaa ku qabtay shir gogolxaar ah oo looga dan leeyahay is-caffinta iyo dib-u-heshisiinta umadda Soomaliyeed magaalada Bristol ee dalkan Britain.
Shirkaan oo ay ka soo qeybgaleen ergooyin ka kale yimid magaalooyinka u ka koobanyahay dalka Ingiriska aya la isku waafaqay in lagu qabto shirweynaha kowaad ee is=cafinta kowda bisha Luulyo ee sanadkan magaalada Bristol.
Shirweynahaas waxaa lagu martiqaadi doona dhamaan qeybaha kale duwan ee bulsha jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalk`n UK.

You must be logged in to post a comment Login