Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Sida ay dadweynaha ka soo jeede gobolada somaliland ictiraaf ugu raadiyaan maamulkooda

Waxaan halkaan idinku soo bandhigeynaa muuqaal dhawan aan ka soo qaaday dadka Soomaaliyeed ee ka soo jeeda gobolada woqooyi ee Soomaaliya haatan la baxay Somaliland. Qurba jogta Somalida UK ee ka soo jeeda deegaandaasi ayaa geed dheer iyo mid gaabanba u fuulay sidii ay beesha caalamka ictiraaf u siin laheyd maamulka Somaliland. Haweyneyda ku magacaab kaaliya Siilaanyo ayaa Somali weyn ka dalbatay in ay kala shaqeeyeen gooni isu taagooda hadii ay san kala shaqeynin na ay heli doonin ictiraafaka ay ka raadinaayan beesha caalamka.
Halkan hoose ka daawo calaacalka dadka ka Soo jeeda gobolada Woqooyi ee Soomaaliya.

You must be logged in to post a comment Login