Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka tvga Somaliland oo xarun cusub ka furtay magaalada Cardiff ee dalka UK

Daawo muuqaalka tvga Somaliland oo xarun cusub ka furtay magaalada Cardiff ee dalka UK

Waxaa shaleey magaalda Carfdiff xarunta gobolka Wales lagu qabtay xaflad baalaran oo lagu daah furaayay xarun cusub oo tvga SLNTV uu ka furtay magaaladaasi.
Waxaa munaasabadaani ka soo qeyb galeen qaar ka mid ah jaaliyada reer Somaliland ee ku nool magaalooyinka waaweyn ee dalkan Britain.

Waxaa qudbado ka jeediyay munaasabadaasi qar ka mid xubo matalaayay dowlada Britain iyo qeybahga kala gadian ee bulshada ka soo jeeda gobolada woqooyi ee Soomaaliya.

Xaruntan cusub alaa la shegay iney dadweynaha ku nool midland iyo west England ay ka sacidi doonto arimo badan waxaana xaruntaani maal giyay TVga BBC xaruntiis magaalada Cardiff
Hadabo halkaan hoose ka daawo warkaani oo faahfaahsan.

You must be logged in to post a comment Login