Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Tvga Somsat oo bulshada ugu baaqay iney share ka qaataan tvga

Kulan balaaran oo loga tashanayay qaabka loo qabandoono munaasabadda sanad-guurooyinka
Somalisat TV aya ka dhacay Galbeedka London.
Tvga aya bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay iney qeyb ka qaataan tvga isla markaana ay ka mid noqon karaan milkilayaasha tvga Somsat
Hadabo halkaan hoose ka daawo warkaani oo fahfaahsan.

You must be logged in to post a comment Login