Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: warbixin kooban oo ka hadleysi geeridii safiirka Soomaaliya u fadhiyay dalka South africa

Wararka naga soo gaaray Magaalada Pretoria ee dalka koonfur afrika ayaa sheegaya in safiirka Soomaalida ee dalkaas Koonfur Afrika Sayid shariif uu geeriyooday.

Geerida Masuulkan ayaa waxaa xaqiijiyay qaar kamid ah eheladiisa waxaana lasoo sheegayaa inuu ugeeriyooday xanuun maalmahan hayay
Hadabo halkaan hoose ka daawo warbixin ka hadleyo taariiq nolodeedkisa oo kooban.

You must be logged in to post a comment Login