Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta Dowladda Federaalka Soomaaliya Oo DIb Ugu Soo Laabtay Dalka.

Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Xasan Sulaymaan iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu ka soo qayb galeen shirkii Hay’adda Lacagta Aduunka IMF oo ka dhacay magaalada Washington ee dalka Maraykanka.

Hay’adda Lacagta Aduunka IMF ayaa horaanta bishaan shaacisay in ay aqoon santahay dowladda Soomaaliya, ayna wada shaqyn buuxda la yeelan doonto Wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya si dib loogu dhiso hanaankii maaliyadeed ee dalka.’
Halaakn hoose ka daawo warbixin taani oo dhameystiran

You must be logged in to post a comment Login