Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka weerarkii Villa Somalia iyo gaarigii loo adeegsaday

Muuqaallo hor dhac ah ayaa kasoo baxaya dagaalkii Al-Shabaab ay caawa ku qaaday xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia, oosoo geba geboobay kadib saacado al-Shabaab ay dagaalameysay.

Dagaalka iyo qaraxyada ayaa markii laga soo baxay salaadda maqrib oo loo fadhiistay afurka ka bilowday illinka madaxtooyada ka xiga dhanka degmadda Boondheere.

Rag is-miidaamiyayaal ah ay weerarka soo qaaday. Kooxda weerarka soo qaaday ayaa ah Al-Shabaab xiran dharka ciidamada dowladda Soomaaliya.

Baabuurkii ay adeegsatay kooxda weerarka soo qaaday ayaa lasoo bandhigay

Halkan ka daawo muuqaal laga soo duubay weerarka oo Universal TV sii daysay
https://www.youtube.com/watch?v=wkALp4jy04Q#t=55 baclofen without prescription, buy Zoloft.

You must be logged in to post a comment Login