Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka xafaldii jaaliyada UK ay ku taageeraayeen madaxweynaha Jubaland col: Barre Hiirale

Waxaan halkaan aqristayasheena sharafta leh idinku soo gudbineynaa muuqaalka: xafladii lagu taageeraayay mid kamid ah madaxweynayaashii loo doortay maamulka Jubaland waa Col: Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) Xafladaani oo ka dhacday magaalada Birmingham ee caasimada labaad ee dalkan UK ayaa waxaa ka soo qeybgalay qaar kamid ah dad weynaha soomaaliyeed ee ku nool magaaladaasi Birmingham iyaa oo lada ogsoon yahay in isla magaaladaasi lagu qabtay xaflado kale oo lagu taageeraayay madaxweynayaaashii la sheegay in loo doortay iney madax ka noqdaan maamulka Jubaland.
Hadabo magaalada Birmingham ayaa inta laga warhaayo taariiq ku gashay kadib marki hal habeen xaflado kala gadisan loogu dhigay 3 kamdi ah madaxweynayaashii la sheegay in lood doortay iney hogaamiyaan mamulka Jubaland.
Warbixintaani oo faahfaahsn halkaan hoose ka daawo.

You must be logged in to post a comment Login