Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxa xaley xaflad casho sharaf ah loogu sameeyay maqaayada Blue ocean ee ku taalo galbeedka London macalinka xulka dalka Qadar Bashiir Yuusuf Maxamed oo loo yaqaano Bashiir Fox horey ugu soo ciyaaray xulka qaranka e Soomaliya.
Waxaa xafladaani soo qabanqaabiyay agaasimaha guud ee waraarada sportiga Puntland mudane Axmed Tigaana.
Waxa ka soo qeybgalay inta badan baweynta sprtirtiga UK.
Hadabo halkaan hoose ka daawo xafladaani oo qurux badan
You must be logged in to post a comment Login