Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Xaflad lagu taageeraayo maamulka Jubaland oo ka dhacday magaalada Manchester.

Daawo muuqaalka: Xaflad lagu taageeraayo maamulka Jubaland oo ka dhacday magaalada Manchester.

Waxaa magaalada Manchester ee dalkan UK lagu qabtay xaflad balaaran oo ay soo qabnqaabiyeen jaaliyada Puntalnd iyo Jubaland.

Xafladaani oo lagu taageeraayay maamulka Axmed madoobe ee ka maid ah maamulada ka jira magaalada Kismaayo, waxaa halkaasi qudbado ka eediyay qaar ka maid ah dadweynaha ka soo qeybgalay munaasabadaasi sidoo kale waxaa halkaasi lagu soo bandhigay heeso lugu dhiiri galinaayo hogaamiyaha ururka Raaskambooni Axmed madoobe.
Hadabo aan idiin kala baxo idinka iyo sida ay xafladaasi u dhacday.

You must be logged in to post a comment Login