Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Xaflad Lagu Taageerayo Madaxweynaha Jubbaland Col. Bare Aden Shire Oo Ka Dhacday Magaalada Nairobi

Waxaa magaalada Nirobi ee xarunta dalka UK lagu qabtay xaflad balaaran oo ay soo qabanqaabiyeen taageerayaasha Col: Barre Hiiraale oo kamid ah maxadaxweynayaashii loo doortay iney hogaamiyaan maamulka Jubaland.

Waxaa halkaasi qudbao qiimo badan ka soo jeediyay qaar kamid ah dadweynaha ku nool Nirobi ee ka soo qeybgalay xafladaasi lagu taageeraayay madaxweynaha maamulka Jubaland.
waxa ayaamahaani soo badanaayo xafladaha lagu taageeraayo shanta madaxweyne ee uu ka mid yahay col: Barre Adan Shire ( Barre Hiiraale).
warbixintaani oo faahfahsan halkaan hoose ka daawo:

You must be logged in to post a comment Login