Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Xaflad lagu taageraayay mamulka Koonfur galbeed Soomaaliya oo lagu qabtay London.

Waxaa galbedka magaaladan London lagu qabtay munaasabad lagu taageeraayay maamulka 6da gobol ee koonfur galbeed Soomaaliye ee uu madaxda u yahay Madoobe Nuunoow.
Munaasabadaani ayaa ahayd mid si aad iyo aad loo soo agaasimay oo ay ka soo qeybgaleen qeybaha kala gadisan ee bulshada Soomaaliyeed ee ku nool UK.
Hadabo warbixintani oo faahfahsna hoos ka daawo.

You must be logged in to post a comment Login