Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Xaflad loo sameeyay wafdi uu hogaaminaayo Fesal Cal Waraabe

Waxaa magaalada London lagu qabtay xaflad balaaran o lagu soo dhaweynaayuay wafdi uu hogaaminaayay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid & Musharax Xisbigaasi.

Xafladaani oo ay soo qabanqaabiyeen jaaliyada soomaaliyeed ee ka soo jeeda deeganada uu maamulo maamulka Somaliland gaar ahaa taageerayaasha xisbiga Ucid.

Xafladani waxa suaalo lagu weydiiyay gudoomiyaha xiisbigaasi Ucid kadib kulankii uu la qaatay madaxda dowlada Federaalka ee Soomaaliya. Waxaa halkaasi qudbado qiimo badan ka jeediyay qaar kamid ah dadkii ka soo qeybgalay xafladaasi.
Ugu bdanbeyntiine xafladaasi waxaa ay ku soo gabagaboowday guul.
Hadabo warbixintaani oo faahfaahsan halkaan hoose ka daawo.

<iframe width=”853″ height=”480″ src=”http://www.youtube.com/embed/oQbc1Wf0MvE” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

You must be logged in to post a comment Login