Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: xaflad looga hadlaayay dhibaatada ay leedahay qabyaalada oo ka dhacday London

Kulan Xalay ka dhacay Galbeedka Magaaladda London oo ay soo abaabuleen ururka SSUK ee uu hogaaminaayo Cabdale Salim oo ah aqoonyahan reer Somaliland ah.

Kulanka Xalay ayaa ka saabsanaa Wacyi galinta qabyaaladda oo si xun loo isticmaalo,Waxa kasoo qayb galay dad fara badan oo ka kala socday dhalinyaro,Aqoonyahan,Odayaal iyo wariyayaal ka hawlgala warbaahinta kale duwan.

Waxa kale oo kulanka ka hadlay dadweynihii ka soo qeybgalay iayaga oo fikirkooda ka bixyay sia ay u xuntahay qabyaalada iyo buburka ay u keentay dalkeena Soomaaliya.
Halkaan hoose ka daawo warkaani oo faahfaahsan.

You must be logged in to post a comment Login