Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Xafladi soo dhaweynta DR Dhaga cadde ee London.

Ururka sportiga Puntland ee Uk ayaa si diiran ugu soo dhaweeyay
Dr.Cabdulqadir Maxamud Jaamac iyo Agaasimaha guud ee wasaaradda
Sportiga Puntland Mudane Axmed Tigana magaalada London.

Waxaa xafladaani ka soo qeyb galay bahaweynta isprtiga Soomalida iyo UK iyo qeybaha kala gadisan ee bulshada ku nool London
Hadao halkaan hoose ka daawo warkani oo faahfaahsan.

You must be logged in to post a comment Login