Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Xafladii 1da luulyo ee ka dhacday magaalada London

Waxaa magaalada London lagu qabtay xaflad balaaran oo lagu xusayay maamlintii ay xornimada qaateen gobolada konfureed ee dalkeena Soomaaliya isla markaana ay midoobeen gobolada wqoyiga Soomaaliya. Waxaa xafladaasi ka soo qeybgalay qeybaha kala gadisan ee bulshada ku nool London.
Halkaan hoose ka daawo sida quruxda badan ay u dhacday munaasabadaasi 1da Luulyo.

You must be logged in to post a comment Login