Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Xafladii sagootinta dhalinyarada kooxda SIYD ee London oo dhan

IMG_9338

Waxaa galbedka Lodon lagu qabtay xaflad balaaran oo lagu sagootinaayay dhalinyaro Soomaaliyeed kuwaasi oo ka qeybgalyaan ciyaaro ka dhacayaan dalka Kuwait.
Wxaa munaasabadaasi soo qabanqaabiyay ururka Somali International Youth Development oo marka magacsii lasoo gaabiyo loo yaqano SIYD.
Hadbo halkan hoose ka daawo warbixintaani oo faahfaahsan.

You must be logged in to post a comment Login