Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka: Xafladii xiritaanka ciyaaraha kubada cagta ee London lagu qabtay

Waxaan akhristayaashena sharafta leh halkaan idinku soo gudbineynaa muuqaal qurux badan oo laga soo qaaday qeybtii ugu dambesay ee ah xiitaanka ciyaaraha xagaaga lagu qabto magaalan London.

Waxaa xafladaani lagu qabtay xaafada Wembley ee galbeedka magalada London waxaana ka soo qeyb galay inta badan bahweynta sportiga somaalida UK.
Dahna kale waxaa xaflad casho ah lagu qabtay hotelka Melinium ee ku yaalo bartamaha magaaladan London.
Hadabo halkaan hoose ka daawo sid ay u dhacday xafladaasi.

You must be logged in to post a comment Login