Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka Xasan Sh Maxamuud o shi jaraaid ku qabay Brussels asiga oo kaga hadlay shirka New Deal

Waxaa maanta magaalada Brussels ee xarunta dalkan Belgium shir jaraaid ku qabtay madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud.

Madaxweyna ayaa shirkaani jaraaid ku faahfaahiyay shirka New Deal ee baritoole ka furmaayo bari oo isniin ah magaaladan Brussels.

Waxaan akhristayasha http://somalinimo1.com iyo http://saafifilms.com ugu bishareyneynaa inaan diddin so gudbin dono muuqlada iyo sawirada ku saabsan shirka ee Newd Deal bari oo bisha ay tahay 16 lagu qaban dono Brussels.
Hadabo halkaan hoose ka daawo warbixintaani oo faahfaahsan.

You must be logged in to post a comment Login