Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Xildhibaano ka tirsan barlamanka Soomaaliya oo kasoo jeeda Bay iyo Bakool oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa Warsaxaafadeed ay soo saareen waxa ay kaga soo horjeesteen isbadalka lagu sameeyo Maamulka gobolka Bay.
Xubnaha barlamanka ayaa sheegay in shacabka aysan raali ka aheyn maamulka cusub sidaasi awgeedna la shaqeeyo rabitaanka shacabka.
Warsaxaafadeedka waxaa aqrinaya Xildhibaan Aadan Saransoor iyo Xasan Macalin Xuseen.
Halkaan hoose ka daawo warbixintaani oo dhameystiran
You must be logged in to post a comment Login