Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka:Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ka hambalyeeyey Ciida Carafo

Sawirka-Gudoomiye-Jawaari
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ugu hambalyeeyey shacbiga Soomaaliyeed guud ahaan meel walba oo ay caalamka ka joogaan Munaasabadda Ciida Carafo (Ciidul Adxa).

Ugu dambeyntii Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxa uu ku baraarujiyey shacabka sunada Nabiga CSW maadaama ay ciidaan tahay ciidii weyneyd ineysan ilaabin in loo roonaado oo la caawiyo dadka aanan hantida laheyn oo qof walba uu sadaqada xasuusnaado,la isna caawiyo waxaana uu Alle ka baryey in shacbiga Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan uu qalinkooda,qowlkooda iyo qaluubtooda uu iswaafajiyo , sidoo kalena waxa uu Alle uga baryey shacbiga Soomaaliyeed in sanadkaan sanadka xiga uu ku gaarsiiyo Nabad,Barwaaqo iyo Hormar.

You must be logged in to post a comment Login