Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqaalka:Maraakiib calami ah oo ku soo xitay Muqdisho

Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool muqdisho iyo mamulka dekada ayaa ku guuleystay inay dib u soo celiyaan in dakada Muqdisho ay ku soo xirtaan maraakiib caalami ah. iayada oo aaney maraakib caalami ah ku soo xiranin dalkeena Soomaaliya mudo Labaatan iyo labo sano. Maamulka dekada ee dowlada federaalka Soomaaliya iyo gacansatada ayaa aad u soo dhaweeyay in dekeda ay 22 kadib dib ugu soo xirtaan maraakiib caalami ah iya oo ganacsata ay sheegeen inay dhib ku qabi jireen doomaha yaryar ee horay badeecooyinka ugu soo qaadan jireyn wadamada caalamka. Ugu danbeyntina waxaa soo xirashada mnaraakiibtaani ay ku so aadeysaa xili ay Soomaaliya umu qaneyso inay cagta saartay wadadii saxda aheyd
Halkaan hoose ka daawo markabkii ugu horeeyay ee caalami ah oo ku soo xirta dakeda maagalaada Muqdiusho ee caasimada dalka Soomaaliya

You must be logged in to post a comment Login