Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqal qosol badan oo laga soo qaaday gudoomiyaha ururka (Siyaad)

Waxaan halkaan aqristayaasheena sharafta leh idkinku soo gudbineyna muqaal qosol badan oo laga soo qaaday gudoomiyaha ururka Somali International Youth Development Xuseen Deeq.

Muuqaalkaani oo ahaa wareysi laga qaaday gudoomiye Xuseen asiga oo su aashii la weydiiyay garan wayay isla markaana qosol ugu jawaabay suaashii la weydiiyay hadabo waxaan aqristayaashena waxaan ka codsaneyna iney raiyigooda ama commnet tigooda ka dhiibtaan sida ay u arkaan muuqaalkan qoslka badan.

You must be logged in to post a comment Login