Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqalka: Gudoomiyaha Culimada Soomaaliyeed oo dil kabad baaday.

Wararka naga soo garaayo magaalada Muqdisho waxay sheegaayaan in qarax lagu khaarijin lahaa kabad baaday Gudoomiyaha Culimada Soomaaliyeed, Sheekh Bashiir Axmed Salaad.

Sheekha ayaa lashegay in Qaraxa lagu khaarijin lahaa uu ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.

Gudoomiyaha Culimada Soomaaliyeed, Sheekh Bashiir Axmed Salaad, ayaa gaari uu lahaa loogu xiray walxaha qarxa hasa yeeshee kahor inta uusan gaariga raacin ayaa qaruxu dhacay, sida ay ku waramayaan dad arinta lasocday.

Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa waxa uu kamid yahay masuuliyiinta Shabaabku ay sida aadka ah u necebnyihiin afkaartooda, maadaama uu inta badan waxba kama jiraan ku tilamaamo halganka Shabaabka ee ay ugu magac dareen jidaadka.

You must be logged in to post a comment Login