Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqalka: Wasiirka Gaashaandhiga oo Maanta Muqdisho Ku Soo Noqday Kana Hadlay Safar uu ku Tagay Kenya,Ethiopia

Waxaa manta magaalada Muqdisho dib ugu soo labtay wasiirka Gaashaandhiga ee Xukuumadda Soomaaliya C/Xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi , kaasi safar ku tagay dalka Ethiopia iyo Kenya.
Fiqi ayaa sheegay in Ethiopia uu kala soo hadlay arimo kale duwan oo ay kamid aheyd siyaasada ka dhaxeysa iyo la dagaalanka Al-Shabaab Al-Qaacid.
Wasiirka ayaa sheegay in Kenya uu kula kulmay masuuliyiin kale duwan kuwaasi uu sheegay in uu kala hadlay arimo quseeyo Soomaaliya.
Saxaafada oo weydiisay in Kenya uu kala hadlay arinta Kismaayo ayuu ku Jawaabay “Waan Mashquulsana marka fursad uma heyn inaan la kulmo madaxda Kenya.
Halkaan hoose ka daawo warkaani oo dhan.

You must be logged in to post a comment Login