Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muuqalka: Xafladii lagu tageeraayay raisulwasaaraha cusub ee Soomaliya ee dhacday London

Munaasabad aad u balaarana oo lagu taageerayey R/wasaaraha Cusub Dr C/weli Shiikh Axmed laguna sii Sagootinayey R/wasaarahii hore Mudane Cabdi faarax shirdoon ayaa ka dhacdey galbeedka magaalada London ee dalkan Britan.

Waxaa halkaas ka hadlay oo kale dadweyne aad u fara badan oo munaasibada kasoo qayb galay oo aanan halkan magacyadooda lagu soo koobi karin balse aan idiinkaga dhex baxo muuqaalada sawirada ah ee jaalliyada magaalada london iyo taageeradii R/wasaare C/weli shiikh axmed.

You must be logged in to post a comment Login