Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo muxaadaro ku saabsan dhibaatada ay leeday inaad dishid naf aan waxba galabsan.

Sh Maxamed Cali Mowliid oo ah sh Soomaliyeed oo ku nool magaalada Sheffeild ee dalkan UK ayaa jeediyaya muxaado ku saabsan dhibaatada y leedhay inaad dishid naftaada iyo dhibaatada ay ledahahy naf aan waxba galabsan.
Muxaadaradaani oo ku baxayso luuqada English ayaa markii uu Shiiqa bilabay waxa uu ku biibaaby booto aan caadi ahayn taas oo ka yaabsiysay boqolaal qof oo isku yimid dhageysiga muxaadardaasi.
Hoos ka daawo adiga aya yaabi doonee.

You must be logged in to post a comment Login