Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Qabowga Sweden oo laga qeyliyay

Sideedaba addunyada waxey ku dhisan tahay cimilooyin iyo xiliyo kala duwan
oo is daba yaalo sida deyr,gu’,xagagaa iyo jiilal.
Dadka meelaha kulul sida Afrika ka yimid,markey u soo haajiran Wadamada
Yurub iyo Woqoyiga Amerika waxey kala kulman dhibaato fara badan uu qabowga
kala hor yimaado kaaso u badala kuleylkii ay ku soo jireen intii aan noolayeen,siiba
dadka waaweyn,laakin caruurta wey jecel yihiin.

Matalan Wadankan aan ku noolahay oo ka mid ah Dalalka Skandinavia,qeybta
koofured ma ayan helin baraf badan,hasa ahaate todobadkan bilowgiisi ayaa waxaa
nagu habsaday baraf lama filaan ah ayado hurdada laga soo toosay baraf xad dhaaf ah oo ceegaga kaaso wax waliba badala,ha leys xir xiro ayaa ka dhacday. Allow na mooti baraf iyo balayo.

Oday aan Saaxibo nahay ayaa ii sheegay dhacdo wiil yaroo dhowr sano jiro oo
Afrika laga keenay oo la soo kulmay xilli baraf jiro intuu daqada eegay Hooyadi ku yiri
kaalay arag waxa sokor dhulka yaalo.
Sawirada ka bogo.
Hassan Osman
Orebro Sweden100_4795

100_4801

100_4802

100_4805

100_4806

100_4807

You must be logged in to post a comment Login