Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO: Qaraxyo la soo geliyay Muqdisho,Shirqoolka Shirkadda Spectrum iyo Fadeexada Farmaajo & Kheyre

February 12, 2019 0SHARE FacebookTwitter

Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya iney cabsi ka jirto weerar Qaraxyo iyo mid toos ah Al-Shabaab ka fuliyaan Wasaaradda amniga Xukuumadda Soomaaliya oo ku taalo magaalada Muqdisho.

Cabdullaahi Faarax oo ka mid ah Sarkaal ka tirsan Wasaaradda amniga ayaa si hoose inoogu sheegay inuu jiraan wararka sheegaya iney Al-Shabaab damacsan yihiin weerar Qaraxyo oo ay ku qaadaan Wasaaradda amniga,islamarkaana labo gaari oo Qaraxyo ay ka buuxaan soo geliyeen magaalada Muqdisho.

Hay’adaha ammaanka ayaa ku daba jira Gawaaridaasi Qaraxyada ah laguna wargeliyay Ciidanka amniga iney baadi goobaan gaadiidkaasi si aysan yoolkooda u gaarin.

                          Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka:-

You must be logged in to post a comment Login