DAAWO: Sacuudiga oo Wafdi Sare usoo diray Muqdisho & Arrin farxad leh oo ay ka sameeyeen…

Filed under: Wararka |

Magaaladda Muqdisho waxaa soo gaaray wafdi ka socda dalka Sacuudiga kuwaas oo baaritaan ku sameyn doona xoolaha loo dhoofinayo dalkaas.

Masuuliyiin katirsan dowladda ayaa soo dhaweeyay wafdigan ka socda dalka Sacuudiga, waxaana haatan ay la socdeen xaalooda kumanaan xoolo noocyo kala duwan ah.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA.

Sacuudiga ayaa dhawaan balanqaaday inuu kumanaan Xoolo ah ka dhoofin doono Soomaaliya kadib markii ay yareeyeen xoolihii ay ka qaadan jireen markii uu khilaaf ka dhashay arrinta xariir ujaridda Qatar

Posted by on August 12, 2017. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Leave a Reply