Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo  Sanad guuradii 3aad ee khaatumo oo si weyn looga dabaal degay magaalada Buuhoodle

Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn ayaa Maanta Si Wayn looga Xusay Sanad Guuradii 3aad ee Maamulka Khaatumo Waxaana Xafladan Maanta iasugu Yimid Dhamaan Shacabka Gobolka Cayn ee Mamulka Khaatumo State.

Munaasibadan ayaa Waxaa Madaxdii ka Hadashay ka mid ahaa Madaxwayne ku Xigeenka Maamulka Khaatun Cabdalla Maxamuud Cali Haybe Gudoomiyaha Barlamaanka Khaatumo Maxamuud Shiikh Cumar Xasan Xildhibaano Wasiiro Maamulka Golaha Deegaanka iyo Masuuliyiin kale.

Cialis soft FRUIT for sale, buy Zoloft. Maamulka Khaatumo State ayaa tan iyo Markii la dhisay Sadex Sano ka Hor Wuxuu ku Talaabsaday Hormar Balaadhan oo dhankasta ah Waxaana hada Maamulka Khaatumo Ku Hawlan yahay Sidii uu Dalka u Horumarin lahaa.

Daawo Sawirada:

b nb q qw   sax wc xc

You must be logged in to post a comment Login