Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Sawir uu sameeyay Amiin Caamir ayaa waxa uu muujinayaa mid kamid ah ciidamada Shabaab ah oo ku dul fadhiya madxa dad ay laayeen oo diidaya in Shabaabku ay ka danbeeyaan weerarda lala eegto baalayaasha magaalada Muqdisho oo ay ku xiranyihiin leyrarka cad-ceeda ku shaqeeya.
Sawirka ayaa waxaa ka muuqanaya wariya su’aashaasi weydiinaya sarkaalka iyo sarkaalka oo ka dhawaajinaya in ay soo baxday qola kale oo iyagu aysanba ogeyn halka ay ka amar qaataan.
You must be logged in to post a comment Login