Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo sawirada banaan bax looga soo horjeeday dowladda kenya oo ka dhacay dalka Sweden

13-300x199

12-300x199

16-300x199

21-300x199

22-300x199

23-300x199Banaanbax looga soo horjeeday gaboodfalada ciidamada Kenya ay ku hayaan soomaalida ku nool xaafalada Islii ee maaalada Nairobi ayaa maanta lagu hor dhigay safaarada kenya ay ku leedahay magaalada Stockholm ee xarunta dalka Sweden.
Banaanbaxan oo aan loo kala harin ayaa waxaa soo abaabulay haweenka magaalada Stockholm oo ay horkacayaan Hamdi jaamac iyo ismahaan Garoowe, waxaana dibad baxayaasha oo wato booraro waa weyn oo ay ku qoran yihiin erayo ka dhan ah dowlada kenya iyo sawiro muujinayo xadgudubyada ciidanka kenya, iyada oo dadweynahan Soomaaliyeed oo ka kala yimid xaafadaha Stockholm ay hor taagnaayeen safaarada Kenya ee Magaalada Stockholm.

You must be logged in to post a comment Login