Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Sawirada: Booliska oo Muqdisho ku toogtay labo qof & 8 kale xabsiga la dhigay

dapoxetine reviews, lioresal reviews.

Ciidamada Booliska ayaa waxay maanta howlgal gaar ah ka fuliyeen Gudaha Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya.

Gudoomiye kuxigeenka dhinaca Amniga Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax oo muddo Saxaafada kasoo muuqan ayaa maanta waxa uu tegay halka loo yaqaano Buur Cali Janaale oo udhaxeeya degmooyinka Kaxda iyo dharkiinleey ayuu ka hadlay howlgalka la sameeyey.

Labo nin ayaa la sheegay in lagu toogtay howlgalkaasi iyadoo 8 kale xabsiga loo taxaabay islamarkaana lagu eedeeyey inay burcad dadka dhici jiray ahaayeen.

Gudoomiyaha degmada Kaxda Maxamed Ismaaciil Cabdullaahi ayaa waxa uu sheegay in howlgalkaasi uu ka fujiyey dad badan caqabad ku hor gudbaneyd dadkana ay cabasho ka muujinayeen burcadaasi.

buy Tadalis SX Soft online, acquire dapoxetine.

You must be logged in to post a comment Login