Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Sawirada ” Garoonka Muqdisho Stadium oo dib loo furayo iyo Wasiiro maanta Booqday

Waxaa maanta Garoonka Kubada Cagta ee Muqdisho Stadium, kormeer ku tagay Wasiiro katirsan Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Ururada Haweenka iyo Madaxda Ciyaaraha dalka.

Garoonka Muqdisho Stadium, ayaa xiligan waxa uu yahay saldhig milatari, waxaana degan ciidamo katirsan AMISOM, kuwaa oo marar badan loogu baaqay in ay garoonka ka baxaan hasa ahaatee ka dhago adeegay.

Wasiirada Maanta booqday Garoonka Muqdisho Stadium, ayaa waxaa kamid ahaa Wasiirada Wasaarada Amniga, Dhalinyarada iyo Cayaaraha Xukuumada Soomaaliya, Ururka Haweenka Gobolka Banadair iyo Masuuliyiin katirsan Xiriirka kubada cagta ee dalka.

Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha iyo Dhalinyarad, ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM ay ka baxayaan garoonka Ciyaaraha ee Muqdisho, marka ugu horeyso ee la bilaabo dayactir lagu sameenayo dhismaha garoonkaasi.

Wasiirka Dhalinyarada iyo ciyaaraha Mudane Maxamed Cabdulahi Xasan ayaa ugu baaqay in shacabka Soomaliyeed ay gacan kagaystaan DayactirLagu sameeynayo garoonka Stadium Mogdisho.

“ganacsatada waxaan kacodsaynaa in ay maalgashadaan garoonkaan oo leh qaybo la maalgashan karo wasaraduna ay u ogalaanayso maalgashi, dhanka kale shacabku waa in ay kalintooda kaqataan garoonka oo ay dayactirka kalin ka ciyaraan, runtii innagu waxaan donaynaa in garoonkaan oo shaqaynaya la arko oo ku soo laabta kalintii uu lahaaha”ayuu yiri Wasiir Maxamed.

Garoonka kubada Cagta ee Muqdisho Stadium ayaa mudo sanado badan ah lagu ciyaarin wax ku bad ah, waxa uuna taa badalkeeda garoonka ugu weyn Soomaaliya uu noqday xarun Milatari ay dagaan Ciidamada AMISOM.

order depakote, order clomid.

generic tadalafil, online tadalafil, dapoxetine online. generic Zoloft.

You must be logged in to post a comment Login