Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Sawirada: Isbitaalka Digfeer oo loogu magac daray Madaxweynaha Dalka Turkiga

Isbitaalka Digfeer oo ay dib u dhis iyo casriyeen ay ku sameesay Dowlada Turkiga ayaa loogu magac daray Madaxweynaha Dalkaasi Recep Tayyip Erdogan oo kusugan Muqdisho lana filayo in si rasmi ah uu xariga uga jaro Isbitaalkaasi..

Isbitaalka Casriga ee Recep Tayyip Erdogan Hospital ayaa kamid noqonaya Isbitaalada ugu casrisan Geeska Afrika, waxaana isbitaalka maamulkeeda gacanta ku haya Dowlada Turkiga oo iyada 23-sano kadib dayactir iyo dib u dhis ku sameesay.

Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdo─čan, ayaa saacadaha soo aadan la filayaa in si rasmi ah uu xariga uga jaro Mashaariic dhoor ah ay ku jirto Isbitaalka loogu magac daray Recep Tayyip Erdogan Hospitaal.

rajab_3

rajab_1

rajab_5

rajab_4

10686698_10205679832212088_9215144536719000911_n (1)

buy Kamagra Jelly, purchase clomid. 10686698_10205679832212088_9215144536719000911_n

10801918_10205679838612248_5248196144166797004_n

10888533_10205343764611321_3451181258496831295_n

10906287_10205679833172112_79740726244540828_n

10940440_10155162418965644_3909122679185700820_n

10940555_10205679833652124_449260265282703908_n

 

10943070_10205679835052159_8007006062608181094_n10945555_10205679839612273_1820145986548995673_n

10945763_10205679835452169_1097042450129373967_n

You must be logged in to post a comment Login