Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO SAWIRADA Madaxda ugu sareysa Dalka iyo Boqolaal Shacab ah oo Salaada Ciida ku wada dukaday Masjid Isbaheysiga.

Madaxda ugu sareysa Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo boqoalaal Shacab ah ayaa maanta si wada jir ah waxa ay salaada Ciida ugu wada dukadeen Masjidka Isbahayga ee Magaalada Muqdisho.

Masuuliyiinta Masjidka Isbahayga Salaada Ciida kula dukaday Shacabka Muqdisjo ayaa waxa augu horeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Ra’iisul Wasaare Saacid, Wasiiro , xildhibaano, saraakiil iyo mas’uuliyiin kale oo Dowlada katirsan.

Amaanka Masjidka Isbahayga qaranka ayaa si weyn loo adkeeyay iyadoona halkaasi la dhigay Ciidamo tiro badan oo katirsan kuwa Dowlada iyo AMISOM kuwaa oo xaqiijinayay amaanka guud ee Magaalada.

Magaalada Muqdisho ayaa maanta si weyn looga wada ciiday iyadoona shacabka Magaalada ay maanta yihiin kuwa aad u wada faraxsan iskuguna marxabeenaya Munaasanada Ciidul adxaa.

saladd_13

saladd_3

saladd_4

saladd_14

saladd_15

saladd_12

You must be logged in to post a comment Login