Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Warbaahinta Somalinimo1.com ayaa heshay muuqaallo muujinaya qaabkii uu u dhacay weerarkii habeen hore ka dhacay magaalada Baraawe gobolka shabeelaha Hoose.
Wariye ku sugan magaalada Baraawe ayaa sawiiro kasoo qaaday qaar katirsan waxyaabihii ay ka carareen ciidankii Mareekanka ahaa ee weerarka soo qaaday.
Sawiradan ayaa ka kooban qalabka GPS-ka ee juquraafi ahaan ay u adeegsadaan ciidamada,Bambaanooyin iyo rasaasta ka dhacda qoriga M16-ka gaar ahaa nuucyada Tareesada ee xiliyada habeenkii ifa.
Sawirada Waxaa Soo Diray Wariye Baraawe ku sugan
You must be logged in to post a comment Login