Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Dadweyne gaaray boqolaal ayaa isugu soo baxay Waddooyinka waawayn ee Bosaso,kuwaas oo u dabaaldagayay soo dhoweynta Madaxweynaha cusub ee Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.
Dabaaldaga ka dhacay Bosaso ayaa qayb ka ah dabaaldagyo waawayn oo lagu soo dhowaynayo Madaxweynaha cusub ee Puntland,kuwaas oo ka soconaya Goblada Puntland.
Hadaba halka sawir ayaa u dhigma 1000-erey,aan idin la wadaagno sawirada dadweynaha isugu soo baxay Bosaso ee sida wayn u taageeray Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.
You must be logged in to post a comment Login