Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO SAWIRO:Al-Shabaab oo Caruur Baraawe Ay Ka Aruuriyeen Tababar ufuray

Ururuka  Al Shabaab ee Somaliya ka dagaalanta ayaa waxay sheegeen inay dhaqan celin usameeyeen Carruur badan oo Darbi jiif ahaa qaarkoodna ahaa iyo  kuwo caseeyeyaasha kabaha.

Waxay sheegeen saraakiil Al Shabaab ah inay dhaqan celin ay usameynayaan carruurtaan diintana ay barayaan.

Qaar kamid ah dadka ayaa aaminsan in Al Shabaab ay Carruurtaan utababaranayaan ka qeyb gelinta Dagaalka ay kala soo horjeedaan dawlada Somaliya iyo AMISOM.

Hoos Ka Daawo Sawirada Caruurta Baraawe Lagu Tawabaraya

34567 buy Cialis Professional, purchase zithromax. 8

You must be logged in to post a comment Login