Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Sawirrada: Gaadiid xamuul ah oo ku xayiran daafaha Muqdisho ! ​

Muranka u dhaxeeya wasaaradda maaliyadda iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa gaaray inuu xayiro gaadiid farabadan oo soo geli lahaa Muqdisho ama ka bixi lahaa.

Sidoo kale, murankaan ayaa sababay iney si sax ah shaqadooda u wadan waayaan dadka ku shaqeysta mootooyinka 3-da lugood leh, kuwaasoo qaar ka mid ah Mareeg Media u sheegeen in meelo badan looga qaadao lacg dhan $5 dollar oo maalin kasta ah?.

Haddaba kor ka daawo qaar ka mid ah gaadiidka ku xayirsan daafaha Muqdisho ee kala ah: Galalato oo dhanka woqooyi ah iyo Ex-kontorool oo dhanka Koonfureed ah.

Gaadiid-xayiran-4

Super Tadarise for sale, clomid online. Gaadiid-xayiran-2

Gaadiid-xayiran-3

Gaadiid-xayiran-1


You must be logged in to post a comment Login