Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Sawirro Argagax leh oo laga soo qaaday Sargaalkii maanta la qarxiyay

Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa Qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee lagu dilay Sargaal ka tirsan Hay’adda NISA.

Sargaalkaani Qaraxa lagu dilay ayaa waxa uu gaariga la Qarxay xili uu taagnaa Isgooyska Jubba, waxaana lagu magacaabi jiray Axmed Shuuriye, sida ay xaqiijiyeen Saraakiishii dul tagay meydka Sargaalka.

Gaariga Qaraxa lagu xiray oo noociisu ahaa Isbaashiya ayaa waxaa la socday saddex ka mid ah Ciidamada Hay’adda Nabad Suggida Somaliya, iyadoo hal askari uu ku dhintay, halka mid kalana uu ku dhaawacmay.

Maleeshiyada Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada Qaraxaasi lagu dilay Sargaalka.

qarax-1-2

qarax-2-2

qarax-3-2

Caverta buy online, Penegra no rx, cheap lioresal. generic clomid. qarax-4-2

Silfar no rx, cheap Zoloft. qarax-5-1

You must be logged in to post a comment Login