Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Sawirro laga soo qaaday qaabkii Al-shabaab looga qabsaday…

Viagra Plus no rx, order Zoloft.
Ciidamada Milliteriga Somalia, AMISOM iyo dhalinyarada kasoo jeeda Gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa wakhtiyadii ugu danbeeyay iska kaashanaayay la dagaalanka maleeshiyaadka Al-shabaab kuwooda deegaano hoostaga Gobolkaasi kawada qaska.

Ciidamadaani ayaa maleeshiyada Al-shabaab ka xoreeyay deegaano badan oo hoostaga Gobolka Shabeellaha Dhexe gaar ahaan tuulooyinka iyo dhulka ku yaala dhinaca bari ee gobolka Shabeelaha dhexe.

Ciidamadaani Milliteriga iyo kuwa Deegaanka ayaa sidoo kale, maleeshiyada Al-shabaab shalay ka saaray tuulada Miirtuugo, halkaa oo ay sida saraakiisha dowladdu sheegeen lagu dilay shan ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab sideed kalena ay ku dhaawaceen.

Qabsasho1

nolvadex for sale, generic Zoloft. Silfar without prescription, Zoloft withoutprescription. Qabsasho2

Qabsasho3

Qabsasho4

Qabsasho5

Qabsasho6

Qabsasho7

You must be logged in to post a comment Login