Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo: Saxafi Caan ka ah Jarmalka oo qaatay Diinta Islaamka

Clomid without prescription, order dapoxetine.

baclofen online cheap clomid online, purchase clomid. , purchase zithromax.

Saxafi caan ka ah dalka Jarmalka oo hore loogu yaqaanay taageerada uu siiyo qadiyadda reer Falastiin ayaa tegay maanta Masjid ku yaala magaalada Berlin ee dalka Jarmalka si uu u shaaciyo inuu qaatay Diinta Islaamka.

Video la soo dhigay baraha Bulshada ku xiriirto ayaa muujinaya saxafiga Martin Ligon ayaa muujinaya saxafiga oo ku sugan Masjidka kuna soo beegay islaamnimadiisa Ciidul firtiga islaamka iyo dhammaadka Bisha Ramadaan, iyadoo muslimiinta Jarmalka ay maanta ciid u ahayd qaarkood.

Saxafiga Ligon ayaa laga so xigtay inuu islaamka macnihiisu yahay Nabad, isaguna uu dareemayo Nabadda marka uu Masjidka ku jiro, marka uu dukanayana uu dareemo inay nabad hareyneyso.

Dadkii muslimiinta ahaa ayaa ku dhawaaqay “Allaahu Akbar” markii Imaamka Masjidka uu shahaadda u qabtay Saxafiga caanka ah ee reer Jarmal.

Imaamka ayaa rajeeyay inuu saxafigu noqdo safiir islaamku leeyahay. Wuxuuna hore caan ugu ahaa inuu si weyn u taageero qadiyadda reer Falastiin, isla markaana karaaheysto Yuhuudda.

https://www.facebook.com/abu.said.108/videos/1050867674967006/

You must be logged in to post a comment Login