Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo Shabaab-kii Shalay ku qarxay Deegaanka Raydable iyo Madaxyadooda oo la isku keenay

Maamulka Koofur Galbeed ayaa Fashiliyey Weeraro lala damacsanaa Magaalada Baydho ee Xarunta Gobolka Bay, Kadib Markii Ciidamada sida Gaarka ah u tababar ee Maamulkaasi ay hareereeyeen Goob lagu Diyaarinayey Qaraxyadaasi.

Kooxdii Al-Shabaab ee Diyaarinayey Qaraxyada ayaa diiday inay is dhiibaan iyagoona Dagaal kala hortegay Ciidamada, balse markii ay rasaasta ka dhimaatay is qarxiyey.

Waxa Goobta isku Qarxiyey 6 Ruux iyadoona gacanta lagu dhigay 3 kale oo ahaa Amiiro sida uu Sheegay Taliyaha Ciidanka Nabad Sugida ee Baydhabo Maxamed Isaaq Ibraahim (Aflow)

Haddaba Waxa la soo bandhigay Qaar ka mid ah Sawirada Ragii halkaasi isku qarxiyey, iyadoona aad ka dhex arki karto Madaxyada ragaasi kadib markii jirka intiisa kale ay si aad u go go’een.

Malegra FXT without prescription, lioresal reviews cheap paroxetine online, buy clomid online. . Raydable6

generic zoloft, generic Zoloft. Raydable5

Raydable4

Raydable3

Raydable2

Raydable1

You must be logged in to post a comment Login